WARARKA

Wafdi wasiiro iyo xildhibaano isugu jira ayaa maanta gaarey magalada baydhaba

Wafdi ka kooban wasiirro iyo xildhibaanno oo uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Saalim Caliyow Ibrow ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimada Koonfur Galbeed...

Maxamuud Siyid Adan oo isu soo sharaxey xilka madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowlad goboleedka k/galbeed Somaliya

Waxaa xaley kolkii ey eheyd 18:00 saacada muqdisho lasoo gabagabeeyey qabashada araajida musharaxnimada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenada  dowlada goboleedka koonfur galbeed somaliya Waxaana musharaxa...

Maxamed Cali Xamud oo sacadihii ugu dambeyey ka tanaasuley inuu musharax noqdo

Maxamed Cali Xaamud oo ka mid ahaa musharaxiinta u taagan in ey hogaamiyaan dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya ayaa  shaley galinkii dambe si lama...

Qabashada araajida musharaxnimo ee dowlad goboleedka K/galbeed oo la joojiyey

Waxaa xaley kolkii ey eheyd 18:00 saacada muqdisho lasoo gabagabeeyey qabashada araajida musharaxnimo ee dowlada goboleedka koonfur galbeed somaliya taasoo ey araajidii soo gudbistee lex...

Dardaaran Kuwajahan Odayaasha Dooranayo Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Soomaaliya Iyo Musharixiinta Koonfur-Galbeed Soomaaliya.

Maanta waa maalin mushtamaca reer Koonfur-Galbeed Soomaaliya ay mudo sugaysay, Maanta waa maalin dhalinta Koonfur-Galbeed u baahnaayeen, Maanta waa maalin hooyooyinka caruurtooda yari kuhurudsiyaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img