WARARKA

Dhegayso..Malaaq Xasan Cumar”Koox loo soo diray inay shirka carqaladeeyaan lama kulmayno”

Malaaq Xasan Cumar oo la hadley warbaahinta ayaa ka waramey wafuudii isugu jirtey wasiiro iyo xildhibaano oo shaley kasoo kicitimey magalada muqdisho si ey...

Daawo..Jaaliyada beesha Hariin ee Jidah oo taageertay Maamulka K/G ee Lixda gobol ka kooban

Jaaliyada beesha Hariin ee ku nool dalka sacuudiga ayaa kulan ey isugu yimaadeen  ayaa waxaa ey kaga hadleen arimo dhowr ah oo ey ugu...

Daawo..Khudbadihii ay jeediyeen Musharaxiinta Madaxweyne-nimo ee maamul goboleedka KoonfurGalbeed

Aqyaarta sharafta leh waxaan halkan idinku soo gudbineynaa qudbadii ay shaleyto musharaxiinta maamulka koonfur galbeed ey halkaas ka jeediyeen taaso si wanaagsan ku dhamaatey [youtube...

Daawo:- Ciidanka nabasugida oo soo qabtey niman isku qarinaaya Indho shareer

Xarunta Taliska Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka qaranka ee Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu soo bandhigay Raggaani ka tirsanaa Al-Shabaab kuwaasoo mid kamid ah lasoo...

Sheekh Maxamed Macalin oo maanta eedeyn usoo jeediyey ururka Alshabab

Sheekh Maxamed Macalin oo kamid ah saraakiisha Ururkii Bur-buray ee Xisbul Islaam oo maanta Bahda Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdish ayaa wuxuu eedeyn dusha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img