WARARKA

War saxaafadeed kasoo baxay Golaha guurtiga koonfur galbeed somaliya

Warsaxaafadeed uu warbaahinta u aqriyay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Senedka Koonfur Galbeed Suldaan Siraaji aadan Xuseen ayaa waxaa uu sheegay inay canbaareynayaa...

Dhegeyso:- Gudoomiye ku xigeenka Numbar 50 oo ka hadley xaalada guud ee deegaanka

Cabdi Abuukar Axmed Gudoomiye ku xigeenka Degaanka No-50 ayaa shegay in Xaalada Amaan ee degaanka uu wanaagsan yahay xiligan,Waxa kale uu shegay in uu...

Dhegeyso: Xukuumada oo mar kale ku celisey ineysan raacsaneyn shirka ka socda magalada baydhaba

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka C/laahi Goodax Barre oo u waramayay Idaacada VOA-da ayaa ka hadlay Shirweynaha lagu dhisayo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya...

Dhegayso..Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam(Dhalaaq)

                Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Amiin arts oo sawir fiican ka sameeyey doorka amison ka qaadatey weerarkii shaley ka dhacay Madaxtooyada

Sawir gacmeed uu soo bandhigay farshaxanka weyn Amiin Caamir ayaa waxaa uiu ku fashiley ciidamada Amisom weerarkii shaley ka dhacay Villa Somaliya ayagoo dhufeysyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img