WARARKA

Ogeysiis: Xaflad Lagu Taageerayo Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo Ka Dhacaysa Dalka Sweden

Guud ahaan jaaliyadda Koonfur galbeed Soomaaliya ee dalka Sweden waxaa lagu waregelinayaa inay dhacayso xafladda taageerida madaxda dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya maalinta Sabtida...

Daawo…Shir Jaraa’id lagu diidan yahay riwaayadii Calamada oo Baydhabo ka dhacay

              [youtube https://www.youtube.com/watch?v=sdBAuaZszzQ])

Daawo:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaliya Madoobe Nuunow oo casumad rasmi ah ka heley dowlada itoobiya

Madaxweyniha koonfur galbeed somaliya mudane madoobe nuunow ayaa waxaa uu casuumad rasmi ah ka heley dowlada itoobiya. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=ObnQwOhg6ME?list=UU2HZdjZCQJMiRTi1B0XQcNg]) Daafeet.Com

Daawo:- waxgaradka shabeelaha hoose oo kasoo horjeestey maamulka Riyada ahaa ee shabeele State

Kulan aad u balaaran oo ey isku yimaadeen odayaasha dhalinyarada haweenka kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ayaa lagu qabtey magalada muqdisho kulankaas oo looga...

Wasiirka amniga qaranka oo sheegey in Alshaba ey ka buuxaan magalada muqdisho

Guuleed Wasaarada amniga Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay soo buuxdhaafiyeen ciidamo ka tirsan maleeshiyada Ururka Al Shabaab, xili uu sheegay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img