WARARKA

Dhegeyso:- Maamulka Shabeelaha dhexe oo kasoo horjeestey Riyadii Shabele State

Afhayeenka maamulka gobolka Shabellaha dhexe Daa’uud Xaaji Cirro oo wareysi siiyey warbaahinta ayaa waxa uu ku hanjabey inay tallaabo adag ka qaadi doonaan shakhsiyaad...

Daawo:- Barnaamij ey Aljaziira kasoo diyaarisey magalada baydhaba

Nala daawada barnaamijka barnaamij xiiso leh oo ey Aljaziira kasoo sameysey magalada baydhaba janaaay. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=0wg5uLJV9XI]) Daafeet.Com

Dhegeyso:-Afhayeenka Golaha dhaqanka beelaha hawiye oo soo dhaweeyey Riwaayadii shaley ka dhacdey deegaanka calamada

Afhayeenka Golaha dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali ayaa waxa uu soo dhaweeyey riwaayadii shaley ka dhacay deegaanka calamada ee la...

Inaalilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun Maxamed suleymaan Tubeec oo ku geeryoodey dalka jarmalka

Allaha u naxariistee waxaa dalka jarmalka ku geeryoodey fanaanka Soomaaliyed Maxamed Suleymaan Tubeec, xilli muddooyinkaan dambe uu xanuunsanaye. Geerida Fanaanka waxaa xaqiijiyay Mustafa Maxamed Suleyman...

Dhegayso..Dhaqanka labada Shabeele oo cod dheer ku diiday Riwaayadii Calamada.

Riwaayad aan tigido loo goosan ayaa waxay maanta shaqsiyaadka lagu kala magacaabo Abuukar Mardaadi iyo Muxdiin Afrax ay ka dhigeen halka loo yaqaano Calamada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img