WARARKA

KEEROOW 50 SANO HA-GAARO (Let keeroow be 50 years old)

Dadka Somaaliyeed meel-walboo ay joogaan waxay is wey diiyaan Su’aasha ah goormee ayuu Dalkeenu uu Nabad noqonayaa??? Jawaabo kala duwan ayaa laga bixiyay Su’aashaasi, waa...

Dhegeyso:- Madaxweyne Xasan Sheekh iyo sida uu uga jawaabey kol wax laga weydiiyey Mamul goboleedyada

Madaxweynaha dowlada federalka somaliya Mudane Xasan sheekh maxamuud wareysi ey la yeelatey telefishinka universal ayaa waxaa uu ku sheegey in hadey umadi isku tagto...

Daawo:- Warbixintii dheer oo uu ka bixiyey arimaha somaliya Nicholas Kay

Waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa warbixin dheer oo ka hadleysa xaalada guud ee somaliya oo uu bixiyey u qaabilsanaha United Nation arimaha somaliya Nicholas...

Mareykanka oo soo dhaweeyey dagaalada ka dhanka ah Ururka Alshabab

Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay howl-gallada wadajira ah ee ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay sida wadajirka ah uga wadaan gobollada Koonfurta...

Reysulwasaaraha xukuumada federalka C/weli Sheekh oo maanta u kicitamey dalka Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hogaaminayo, ayaa saaka ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo kusii jeeda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img