WARARKA

Dhegeyso:- Malaaq cali shiine oo aan ka wareysaney arimaha dowlad goboleedka koonfur galbeed

Waxaan khadka telefoonka kula xiriirnay isagoo ku sugan magaalada Baydhabo Afhayeenka kumeel gaarka Koonfur Galbeed Malaaq Cali Shiine. Malaaq Cali Shiine ayaa ka wareysanay xaalada...

Daawo: Xafladii lagu soo dhaweynayey dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya ee lagu qabtey magalada Manchester

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xafladii lagu soo dhaweynayey dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya ee lagu qabtey dalka ingiriiska magalada manchester [youtube https://www.youtube.com/watch?v=JQp3kH_B-aE] Daafeet.Com

Daawo:- falanqeynta barnaamij Somali Task Force ee Toronto

waxaad halkan caawa si live ah uga daawan kartaa dood ku saabsan sharci kol dhow lagu soo rogey ardeyda somaliyeed ee wax ka barata...

War deg deg ah:- Kulankii ey lahaayeen golaha guurtida koonfur galbeed iyo kooxdii baar bakiin oo lasoo gabagabeeyey

Waxaa goordhow lasoo gabagabeeyey shirkii Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed iyo xubnihii uu hogaaminayay Shiine Macalin Nuurow uga socday hotel Manchester ee magaalada Baydhabo. Wali ma...

War deg deg ah:- Hogaamiyihii shirkii baar bakiin Shiine macalin hotelka Manchester

Warar goordhow naga soo gaaray magaalada Baydhabo ayaa waxa ay sheegayaan in Xubno uu hogaaminayo Shiine Macalin Nuurow oo ahaa Hogaamiyihii shirka baar bakiin...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img