WARARKA

Daawo:- Qeyb ka mid Xafladii Taageerida Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya ee lagu qabtey Magalada Toronto

Xaflad aad u balaaran oo ey soo abaabuleen jeeliyada koonfur galbeed ee magalada toronto ayaa xaley waxaa lagu qabtey Hotel Toronto Plaza ee magalada...

Madaxweynaha dowlada federalka oo aan weji fiican kala kulmin Golaha guurtida koonfur galbeed somaliya

Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waa uusan hadal fiican kala kulmin Xildhibaanada Baarlamaanka, ee ku sugan Magaalada Baydhabo. Madaxweynaha, ayaa...

Madaxweynaha Dowlada federalka somaliya oo maanta tegey magalada baydhaba si uu ula kulmo Maamulka Koonfur galbeed somaliya ee 6da Gobolka

Wafdi uu horkacayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maaanta gaaaray Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Madaxweynaha ayaa safarkiisa waxaa ku wehliya Wasiiro,Wasiiro kuxigeen, iyo...

Daawo:- Taalo maanta loo dhagax dhigey wiilkii yaraa ey ey dileen ilaaladii shariifka iyo odayaashii sida wuxush nimada loogu diley meel aan ka fogeyn...

Madaxweynaha  dowlad goboleedka koonfur galbeedMudane Madoobe Nuunow Maxamed  iyo madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Mudan Maxamuud siyid Adan iyo xubnaha wasiirada...

Xusuusin:- Ogeysiis Dhamaan jaaliyada koonfur galbeed somaliya

Guud ahaan jaaliyadda Koonfur galbeed Soomaaliya ee dalka Canada waxaa lagu waregelinayaa inay dhacayso xafladda taageerida dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Maanta ah Sabtida...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img