WARARKA

Maamulka Alshabab ee magalada Baraawe oo maanta 3 qof ku toogtey magalada baraawe

Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaala Degmada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha hoose, waxa ay ku toogteen saddex ruux oo ay ku eedeeyeen inay yihiin Jaajuusiin...

Malaaq Cali Shiine oo u waramey warbaahinta Koonfur Galbeed

Afhayeenka odayaasha koonfur galbeed Malaaq cali shiine ayaa waxaa uu u waramey warbaahinta koonfur galbeed isaga oo ku sugan magalada baydhabo waxaana uu sheegey...

Qurbo joogta Koonfur galbeed somaliya oo aad usoo dhaweeyey mowqifka ey dowlada itoobiya ka qadatey arimaha maamulka

Waxaan aad iyo aad u soo dhaweynaynaa haddaynu nahay qurbo joogta reer Koofur Galbeed mowqifka ay Dowladda Ethiopia ku cadeysay in ay dhexdhexaad ka...

Daawo:- bananbixii maanta ka dhacay magalada baydhabo

Bananbax aad u balaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada baydhabo ee bal inala daawada, [youtube https://www.youtube.com/watch?v=HancHyHtG30] Daafeet.Com

Maamulka degma Afgooye oo xilka laga xayuubiyey

Wareegto kasoo baxday wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Somalia, C/llaahi Goodax Barre ayaa xilalka looga qaaday dhammaan xubnihii maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img