WARARKA

Daawo: Xafladii Toronto ee lagu taageerayey Maamulka koonfur Galbeed Somaliya

Waxaa xaley lagu qabtey magalada toronto xaflad aad u balaaran oo ey soo abaabuleen jaaliya koonfur galbeed somaliya ee ku dhaqan dalkan canada waatan...

Daawo:- Madaxweyne Xasan sheekh iyo wuxuu kala kulmey safarkiisa baydhabo

Wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha dowlada federlka somaliya ayaa maanta waxaa ey socdaal ku tegeenmagalada baydhaba bal nala daawada socdaalkiisa. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=vT1KE1ZQDnM] Daafeet.Com

Daawo: Afhayeenka maamulka gacan ku rimiska ee 3da gobol oo sheegey inuu fashilmey maamulkaas

Telefishinka Universal tv ayaa waxaa ey wareysi la yeelatey Afhayeenka Maamulka gacan ku rimiska ahaa ee  3da gobol kaasoo uu dabada ka riixayey siyaasigii...

Daawo:- Sawiradii laga soo qadey safarkii Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweynaha xukuumada federalka ayaamaanta waxaa uu socdaanku tegey magalada baydhaba halkaas oo uu caana ku howydey waxaan halkan idinku soo gudbineynaa sawiradii laga qaadey...

Daawo:- Sawirada Xafladii Toronto ee lagu taageerayey Dowlad goboleedka konfur galbeed somaliya

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xafladii habeenkii xaley eheyd ka dhacay magalada toronto xafladaas oo lagu taageerayey dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya ee uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img