WARARKA

Daawo: Madaxweynaha Konfur Galbeed oo Dhagax Dhigey Aargo mesha laga soo galo magalada baydhabo

Mas’uuliyiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya ayaa kawada Baydhabo hawlo dib u dhisid xarunta madaxtooyada Koonfur galbeed, taallooyin, iyo aargooyin lagu qurxinayo magaalada Baydhabo...

Dhegeyso:- Kenya oo Qunsul usoo magacawdey Magalada Kismaanyo

Shalay magaalada Kismaayo waxa gaaray Sargaal la sheegay in dawlada Kenya usoo magacawday Qunsul ka shaqeyn doona magaalada Kismaayo. Warqada Aqoonsiga Qunsulnimo ayaa waxa ka...

Afhayeenka Alshabab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo sheegey iney dileen Ciidamo Kenyati ah

Afhayeenka Dhanka howlgalada Al-Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo Warbaahinta Afka Shabaab ku hadasha la hadlay, ayaa ugu horeyn faah-faahin ka bixiyay dagaal culus...

Daawo:- Amiin Camir oo sawir mashaakil ah ka sameeyey Prof Jawaari

Farshaxanka weyn Amiin Arts ayaa waxaa uu sawir mashaakil ah ka sameeyey Gudoomiyaha barlamanka Prof Maxamed Osman Jawaari kaas oo uu ku sharaxayo halka...

Barlamanka oo Maanta Warbixin ka dhegeystey Gudiga Gadiidka ee Barlamaanka

Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageystya gudigga Gaadiidka ee Baarlamaanka taas oo ku aadan heshiiskii ay Xukuuumadda lagashay shirkadda FAVORI ee lagu wareejiyay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img