Bananbax lagu taageerayo madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa haatan ka socda garoonka kubada cagta Banaadir ee degmada C/casiis halkaasoo ay ku sugan yihiin...
Waxaa beryahan booqana Somaliland odoyaal dhaqameed ka badan afartan oo ka socda dhinaca koonfurta Soomaaliya.
Si wax looga ogaada waxa uu ku saabsan yahay safarkooda...