WARARKA

Dhegeyso:- Gudomiyaha Degmada Marka oo 24 Saac u Qabtey Gudoomiyaha Deegaanka Shalanbood

Gudoomiyaha Maamulka Magaalada Marka Maxamed Cusmaan Yariisoow ayaa waxa uu ka 24 saac u qabtey gudoomiyaha shalanbood in uu kaga boxo shalanbood hadii kalana...

Isuduwaha Arrimaha Bani’aadamnimada Qaramada Midoobay Phillipe Lazzarin oo sheegey in Xalada Biniadanimo ee Somaliya ey kasii darto

Isuduwaha Arrimaha Bani’aadamnimada Qaramada Midoobay Phillipe Lazzarini ayaa waxaa uu sheegey roobabka oo aad u yar, qiimaha cuntada oo sare maray iyo dagaalada oo...

Dhegeyso: Madaxweynaha Xukuumada Federlka oo ka hadley Lacago ey ugu Deeqeen Dowlada Caalamka

Madaxweyanaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadley ballan qaadyo lacageed oo ay Beesha Caalamka dowlada dhowr mar ugu deeqeen dalka somaliya...

Dhegeyso:- Reysulwasaraha oo Beeniyey inuusan Degmada Marka kula kulmin Beel Keliya

Reysulwasaaraha xukuumada federalka somaliya  C/weli Shiikh Axmed Maxamed ayaa waxa uu been abuur ku tilmaamay wararka sheegaya in Hal beel uu kula kulmay Gobolka...

Dhegeyso: Alshabab oo Maanta Darees Ciidan Gudoonsiiyey Odayaal kasoo jeeda Degmada Jilib

Al Shabaab ayaa maanta Odayaal Dhaqameed ku gudoonsiiyey darees ciidan munaasabad ey ku qabteen degmada Jilib. Gudoomiyaha Al Shabaab ee Gobollada Jubbooyinka Shiikh C/raxmaan Xudeyfi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img