WARARKA

Kulankii loo Balansanaa oo ey Maanta Yeelan Lahaayeen Xildhibanada oo dib u dhac ku yimid

Kulfadhigii xldhibaannada baarlamaanka Somalia ay maanta ku yeelan lahaayeen Muqdisho ayaa baaqday, waxaana kulanka dib u dhacay looga doodi lahaa mooshin ka dhan ah...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

          ----Madaxweynaha Soomaaliya oo u duulay kampala Xili kursigiisa uu muran ka jiro. ----Banaanbax lagu taageerayay madaxweynaha oo ay soo qaban qaabiyeen masuuliyiin ku beel ah...

Dhegayso..Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam(Qisaasta)

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Unknown Album

Daawo: Wareysi Xasaasi ah oo ey warbaahinta koonfur Galbeed La Yeelatey Hogaamiyaha Xisbiga UCID Dr Faisal Cali Waraabe

Warbaahinka koonfur galbeed somaaliya ayaa waxaa ey u suura gashey in ey wareysi xasaasi ah la yeelato Dr Faysal Cali Waraabe oo ah hogaamiyaha...

Daawo:- Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo ka Warbixiyey Safarka ey ku Joogaan Magalada Muqdisho

Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Dr. Cali C/laahi Isaaq  ayaa ka warbixiyey socdaalka iyo kulada ey la yeelanayaan dowlada federalka somaliya wasiirka ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img