maxamed kaafi iyo war kale
Kulanka maanta Baarlamaanka Soomaaliya ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir gudoominayay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya...
maxamed kaafi iyo war kaleErgeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa maanta guddoomiyey caleema saarkii...
Wararka la helayo degmada Jilib ayaa sheegaya in diyaaradda oo markii hore joog hoose ku socday ay xoogagga Xarakada Al-shabaab ku rideen qoriga lidka...
Maamulka Isbitaalka magaalada Beydhabo ayaa sheegay in ay soo hagaageyso xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay qaraxii ay maleeshiyaadka Al-Shabaab toddobaadkii la soo dhaafay...