WARARKA

Dhegayso…Suldaan C/casiis Suldaan Bayle oo sheegay in Soomaaliland ay siiyeen madaxbanaani, wuxuuna baaq u diray caalamka.

Suldaan C/casiis Suldaan Bayle oo la hadlay Wadajir ayaa sheegay in Soomaaliland ay siiyeen madaxbanaani, wuxuuna baaq u diray caalamka. Halkan ka dhegayso waraysigaSuldaan Bayle

Dhegayso…Waa sidee xaalka Wadada u dhexaysa Baardheere iyo Muqdisho.

Waxaa maalin-nimadii shalay magaalada Muqdisho soo gaaray wariyaheena KoonfurGalbeed Axmed Cumar Saalihi oo safar dhulka ah kasoo bilaabay xaruntiisa magaalada Baardheere kuna soo gaaray...

Dhegayso..Kulamadii Wafdiga Madaxweyne Nuunoow ay la lahaayeen Dowlada Fedraalka oo soo Dhamaaday

            horaan Kulamo in kabadan toban maalmood magaalada Muqdisho ay ku lahaayeen wafdi uu hogaaminayay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed Madoobe Nuunoow Maxamed iyo Gudi...

Dhegayso..18 May waa maalin ku weyn quluubta dadka xorta ah

23-sano guuradii ka soo wareegtay markii Soomaaliland ay ka go'day Soomaaliya inteeda kale ayaa waxaa si weyn maanta looga xusay magaalada Hargaysa caasimada Soomaaliland. Dhanka...

Daawo:- Faaliyaha Qaranka oo u Faaliyey Prof Jawaari

Barnaamijka faaliayah qaranka ee kasoo baxa Universal Tv ayaa waxaa ey faal aan caadi eheyn u dhigtey gudoomiyaha barlamanka ayadoo sida muuqata ka hadashey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img