WARARKA

Xildhibaanada Baarlamanka oo Maanta u Codeeyey Hishiiskii Shirkada Favori ee Gacanta ku Heysa Airporka Adan Cade

Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta u codeeyay heshiiskii shirkadda FAVORI LLC ee maamusha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo mudanayaashu ay isku...

Dhegeyso:- Afhayeenka Alshabab Cali Dheere oo Mar kale Hanjabaad Hawada u Mariyey Dowlada Kenya

Afhayeenka Guud ee Al Shabaab Cali Dheere ayaa sheegay Kenya markii ay Somalia ay soo galeysay iyo Markii Duqaymaha ay ka geysan jireen Goobaha...

Wefdi uu Hor Kacayo Nichols Kay oo Maanta Gaarey Magalada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

Wefdi uu hogaaminaayo Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe. Wafdiga ayaa hadda...

War Deg Deg Ah Magalada Neyroobi oo uu kol dhow ka Dhacay Qarax aad u Weyn

Warar kol dhow inaga soo gaarey magaalada Niarobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in Qaraxyo labo gaarayo ay ka kala dhaceen goobo kala duwan...

Madaxweynaha Dowlada Federalka oo ka hadley Munaasabada 15 May

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud xalay Khudbadda ka jeediyey Munaasabadda 15-ka Maajo Maalinta Dhallinyada Soomaaliyeed oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha waxa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img