Maxamed Cismaan Yariisow gudoomiyaha degmada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose ayaa maanta ka dhawaajiyay inay jiraan“NGO” dhaqaale badan oo been abuur ah ku qaata...
Subaxnimadii hore ee saaka ayaa waxaa markale dagaal ka qarxay degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha hoose dagaalkan oo u dhexeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa...