WARARKA

Wasiirka Garsoorka Arimaha Dasuurka oo beeniyey hadal Sheegayey in Dastuurka wax laga Bedeley

Wasiirka Wasaarada Garsoorka iyo arimaha Dastuurka Dowlada Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir ayaa beeniyay warar sheegaya in Baarlamaanka Soomaaliya ay badaleen dastuurka Soomaaliya. Wuxuu sheegay...

Unsom oo Mudo Halso Ah loogu Kordhiyey Shaqada ey ka Hayaan Dalka Somaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa hal sano ku kordhiyay muddada howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM. Qaraar ka soo baxay Golaha Ammaanka oo...

Dagaal fool ka fool ah oo galabta ka dhacay deegaanka Bandar degmada Qoryooleey

Dagaal fool ka fool ah ayaa waxa galabta casir gaabadkii waqtiga bariga Afrika ku dhexmaray deegaan Bandar oo laba kilomitir oo kaliya u jirta...

Daawo:- Doorashadii ka Dhacdey Dalka Masar iyo Asiisi oo la Sheegey inuu ku Guuleystey

Dalka masar ayaa maalintii isniinta waxaa ka bilowdey doorashada madaxweynenimo maadaama madaxweynihii hore ey afgambi kaga rideen ciidanka milateriga. Doorashadaas ayaad sida aan ku arki...

Golaha Wasiirada oo Maanta Kulankoodii ku Ansixiyey Gudi u Madaxbanan Egista Dastuurka

Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Muqdisho ayaa guddi madax-bannaan u saaray dib-u- eegista dastuurka iyo arrimaha la xariira amniga. Wasaaradda dastuurka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img