WARARKA

Ciidmada Amisom ee ku Sugan Magalada Kismaanyo oo soo Badbaadiyey Ganacsato Qaadley ah

Howlgal ay fuliyeen ciidamada AMISOM ayaa waxay kusoo badbaadiyeen 30 qof oo rag iyo haween isugu jira, kuwaasi oo shalay Al-Shabaab ka afduubatay deegaan...

Daawo Sawirka:- Amiin Camir oo Farta ku Fiiqey Damal Jadiid iyo Dhibta ey ku Heyso Dalka

farshaxanka weyn ee amiin camir ayaa sawir aan caadi eheyn kasoo sarey xisbiga damal jadiid iyo dhibta ey ku hayaan dalka iyo sida uu...

WAFDIGA MADAXWEYNE NUUNOW MAXAA LA GUDBOON.

Diyaargarow maanta 29 May 2014 Baydhabo la damacsanaa in lagu soo dhaweeyo Madaxweynha dowladd goboleedka Koonfurglabeed Mr. Madoobe Nuunow iyo Wafdigiisa ayaa baaqday. Ilo...

Maamulka Alshabab ee Deegaanka Buulomareer oo Shaley 3 Ruux oo ey Sheegeen in Basas ahaayee ku Fuliyey Dil

Wararka aynu ka heleyno deegaanka Buulomareer ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Shabaab ay shalay meel fagaare ah ku toogteen Sadex muwaadin oo...

Maamulka Siilaanyo oo Gurigiisa kala Baxay Wasiir Kuxigeenkii Hore ee Amniga Somaliland

Ciidamadda Ammaanka Somaliland, ayaa xalay saqdii dhexe gurigiisa kala baxay wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor. Goob-jooge ka ag dhowaa guriga wasiir ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img