WARARKA

War deg Deg Ah:- Diyaaradii uu la socdey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Kol Dhow Caga Dhigatey Garoonka Shaati Gaduud ee Magalada Baydhaba

Waxaa kol dhow soo caga dhigatey garoonka Shaati gaduud ee magalada baydhaba diyaarad uu la socdey madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Mudane madoobe...

War Deg Deg Ah:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Madoobe Nuunow Maxamed oo Maanta ka Duuley Garoonka Adan Cade

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed oo beryahan ku sugnaa magalada muqdisho ayaa kol dhaweyd ka duuley magalada muqdisho isaga oo kusii jeeda magalada baydhabo...

Gudoomiyaha Baralamanka Somaliya Prof Jawaari oo Maanta ka Qeyb Galey Kalfadhigii Afaraad ee Barlamanka Ugandha

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 4aad...

Daowlada Imaaraadka oo Maanta Xukuumada Somaliya ugu Deeqdey 11 Baabuur oo aan Xabad Karin

Gaadiidka nooca aan karin rasaasta oo tiradoody gaareyso 11 ayaa maanta lagu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana deeqdaasi ay ka timid Dowladda Imaaraadka Carabta...

Qaramada Midoobey oo ka Digtey iney Somali Ka Dhacdo Cuno Yaraan

Qaramada Midoobay ayaa mar kale walaac ka muujisay xaalado nafaqo darro oo ka jira qaybo kamid ah Somalia, iyadoo shir ka dhacay New York...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img