WARARKA

Dhegeyso:- Nuur Cismaan oo ku Eedeeyey Gudoomiyaha Degmada Marka Inuu ka Dambeyo Dagalada ka Socda Shalanbood

Nuur Cismaan Raage oo ka mid ah ciidamada sida gardarada uga ddagaalamaya gobolka shabeelaha hoose ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Marka inuu masuul ka yahay...

Gudoomiyaha Barlamaanka oo Xaley Hoygiisa ku Booqdey Madaxweynihii Hore ee Somaliya Sheekh Shariif Axmed

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xildhibaanno ayaa xalay hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Jawaari oo...

Dhegeyso: Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Laga Wareystey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka K/Galbeed Somaliya

Warbaahinta koonfur galbeed ayaa waxaa ey qadka telfoonka ku tiigsatey madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Mudane Madoobe Nuunow Maxamed isaga oo jooga magalada...

Muwaadiniin Kenyan ah oo Beryahanba lagu Heystey Heegaanada Puntland oo Maanta La sii Daayey

Seddex shaqaale Gargaar oo lagu afduubtay dalka Soomaaliya ayaa lasii daayay kadib ku dhawaad labo sano oo afduubtaan loo heystay deegaanada dhulka Soomaalida. Hayadaha gargaarka...

Dhegeyso:- Wareysi Xasaasi ah oo aan la yeelaney Wasiirka Amniga ee Dowlad Goboleedka K/Galbeed C/fataax Geesey

Warbaahinta koonfur galbeed ayaa waxaa u suura gashey in ay qadka telfoonka ku wareysato Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Dowlad Goboleed Koonfur Galbeed mudane...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img