WARARKA

Dhegayso..Shir looga hadlayo Nabadgelyada Baledxaawo oo ka soconaya degmada Dolow iyo Sarkaal ka tirsan Dowlada oo isu dhiibay Alshabaab

Kulan looga hadlayo nabadgelyada degmada Baledxaawo ayaa degmada Dooloow  ee gobolka Gedo uga furmay maamulka KMG ah ee Jubba iyo kan degmada Baledxaawo,si loo...

Dhegayso..Xaalado Bini’aadinimo oo ka dhaca xuduuda u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya oo laga digey

Hay'adaha gargaarka dowlada Kenya ayaa ka digay xaalado bini’aadanimo oo halis ah inay ka dhacaan xuduuda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan magaalooyinka...

Dhegayso…Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam

Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso wadajirradio 8 june...

Daawo:- Avv Maxamed Abuukar Maxamuud (Geytano) oo Ka Hadley Kooxaha Duulanka Kusoo Qaadey Gobolka Shabelaha Hoose

Waxaa xaley inoo suura gashey in aan xaley wareysi dhinacyo badan taabana aan la yeelano Avv Maxamed Abukar Geytano oo ah rug cadaan kasoo...

Dhegeyso:- Gudoomiyahah Gobolka Shabeelaha Hoose oo Ka Hadley Dagalada ka Socda Shabeelaha Hoose

C/qaadir Siidii oo la hadlay Idaacada BBC-da, ayaa shegay in waxa Gobalka ka dhacaye ay yihiin arin aad looga xumaado, isaga oo sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img