WARARKA

Dhegeyso: wareysi Dhinacyo Badan taabanaya oo la Yeeshey Malaaq Cali Shiino

Wareysi aad u xiiso badan oo aan la yeelaney Malaaq Cali Shiine ayaa waxaa uu warbixin buuxdo ka bixiyey qaabka uu u socdey wadahadalada...

Daawo Sawirada:- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbed iyo Wafdigiisa oo maanta u Suura Geliweydey Iney U dhoofaan Magalada baydhabo

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed oo beryahan safar wada hadalo u jogey magalada muqdisho kulankaas oo markii dambe ku dhamaadey fashil. Madaxweynaha ayaa maanta waxaa...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federalka oo Maanta ka Qeyb Galey Shirka wadatashiga Bulshada

Daah-furka kulankii ugu horreeyey ee wada-tashiga Bulshada iyo dowladda oo maanta ka bilowday degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir, ayaa waxaa ka qeyb-galay Ra’iisul...

Xoghayaha Qaramada Midoobey Banki Moon oo ka Hadley Xadgudubka loo Geysto Haweenka

Xoghayaha guud ee qaramada midoobay mr banki moon oo ka hadlaye bilowga barnaamij cusub oo lagu soo afjarayo xadgudubyada loo geysto haweenka ayaa sheegay...

Nickolas Kay oo ugu Baaqey Madaxda Dowlada Iney Xaliyaan Khilaafka u Dhexeeya

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Nickolas Kay ayaa ka dalbaday madaxda dowladda Soomaaliya inay ku xalliyaan khliaafkooda si dastuuri ah, hay’adaha dowladdana ay ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img