WARARKA

Dowlada federaalka oo ka hadashey erey bixinta saxda ah ee loo adeegsanayo urur goboleedka EAC

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay uga hadleyso erey bixinta Af-Soomaaliga ee saxda ee loo adeegsanayo urur goboleedka EAC, ee dhawaan ku...

Ciidamada maamulka koonfur galbeed iyo alshaba oo ku dagaalamay duleedka magalada baydhaba

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo ay xalay dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku qaadeen agagaarka magaalada Baydhaba...

Wasaarada gaashaandhiga oo faahfaahinka bixisey dagalada lagula jiro alshabab

Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay khasaraaha ka dhashay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay meelo ka mid ah...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka sameeyey tuulooyin hoostaga degmada afgooye

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 143-aad ee guutada 14-ka Oktobar ayaa galinkii dambe ee Shalay ilaa Xalay howlgalo ka dhan kooxda Al-shabaab...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka wada deegaano ka tirsan gobolka galgaduud

Wararka ka imaanaya gobollada dhexe ee dalka ayaa sheegaya in maanta ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya daawiishta Galmudug iyo dadka deegaanka ayaa weli howlgallo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img