WARARKA

Ganacsato somaliyeed oo hantidooda lagu boobey dalka mozambiig

Wararka ka imaanaya dalka Mozambique ayaa sheegaya in Soomaalida ku nool magaalooyinka iyo tuulooyinka dalkaas iney la kulmeen dhac iyo boob xoog leh oo...

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo kasoo horjeestey xayiraada lagu soo rogey duulimaadyada doolow

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareeyay go’aannada lagu xayiray duulimaadyada rayidka ah ee Doolow, kuwaas oo ay sheegeen in ay ka...

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo sheegey in la isugula xisaabtami doono howlaha ka socda gobolka

Guddoomiye Amiir ayaa maanta shir gudoomiyay kulan gaar ah oo la xariira horumarinta dib-u-dhiska caasimadda iyo kaabayaasha dhaqaalaha, kaasi oo uga dhawaaqay inuu jiri...

Eritrea oo walaac ka muujisey heshiiska ay somaliya la gashey itoobiya

Cabdulqaadir idris oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Eritrea kala taliya Arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin heshiiskii ay Dowladda Soomaaliya ay lagashay...

Rabshadaha ka taagan dalka musambiig oo cirka isku shareeyey iyo somalidii oo cabsi soo wajahdey

Soomaalida ku nool dalka Musambiig ayaa wajahaya cabsi aad u xoogan oo la xariirta noloshooda iyo maalkooda, kadib markii ay sii xoogeysteen rabshado ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img