WARARKA

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun khadiijo diiriye oo ku geeryootey dalka jabuuti

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allah ha u naxariistee, waxaa goordhow magaalada Jabuuti ku geeriyootay wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka Soomaaliya, xildhibaan Khadiija Maxamed...

Alshabab oo lagala wareegey deegaano hoostaga koonfurta gobolka mudug

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa kooxda Al-shabaab kala wareegay deegaano u dhaxeeya magaalooyinka Camaara iyo Caad ee Koonfurta gobolka...

Dowlada somaliya oo loo ansixiyey 100 milyan oo doolar oo noqoneysa deyn cusub ah

Guddiga sare ee IMF ayaa si rasmi ah u ansixiyay 100 milyan oo dollar oo deyn cusub ah oo Soomaaliya la siinayo. Dayntaan cusub ayaa...

Reysulwasaare Xamsa oo safar ku tegey dalka jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Jabuuti. Sida uu shaaciyay xafiiska ra’iisul wasaaraha, safarka Xamza Cabdi...

Hey’adaha xuquuqul insaanka oo mareykanka ku cadaadinaaya inuu wax ka bedelo duqeymaha uu ka fuliyo somaliya

Mareykanka ayaa waxaa lagu cadaadinaya in uu wax ka beddel ku sameeyo duqeymaha cirka ee uu ka geysto gudaha Soomaaliya, kadib kororka khasaaraha rayidka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img