WARARKA

Madaxweynaha dowlada federaalka oo si adag uga hadley heshiiska dowlada itoobiya iyo maamulka somaliland

Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo khudbad u jeediyay labada aqal ee baarlamaanka, ayaa ku tilmaamay heshiiskii magaalada Addis Ababa ku dhexmaray...

Kulankii baarlamaanka oo maanta u baaqdey kooram la,aan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa si weyn uga carooday in kulamada Baarlamaanka ay u baaqdan kooram la’aan. Waxa uu sheegay in ay...

Musharixiinta puntland oo kasoo horjeestey liiska xildhibaanada cusub

Musharaxiinta Mucaaradka ee u taagan xilka Madaxweynimada Puntland ayaa ku dhowaaqay in aysan aqoonsaneyn liiska Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Puntland. Musharaxiinta Mucaaradka oo shir deg...

Duqeymo xaley ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka mudug

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeymo culus oo ka dhacay deegaano ka tirsan Koonfurta gobolka Mudug, taasoo ay iska kaashadeen...

Liiska baarlamaanka cusub ee puntland oo la shaaciyey

Liiska xubnaha Baarlamaanka cusub ee Puntland ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay, waxaana ku jira 17-ka xubnood ee kasoo jeeda degaanada SSC- Khaatumo. Liiska baarlamaanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img