WARARKA

Gudiga doorashooyinka oo maanta shir jaraa’id ku qabtey magalada muqdisho

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariim Axmed Xasan oo maanta Shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in In Guddiga si rasmi ah u...

Madaxweynihii hore ee somaliya oo maanta shir jaraa’id ku qabtey magalada muqdisho

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Shir jaraa’id ah ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay siyaasadda guud ee dalka, waxa...

Maleeshiyaad kawada tirsan alshabab oo la sheegey iney ku dagaalameen deegaano hoostaga gobolka Bay

Dagaalamayaal ka wada tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay iney ku dagaalameen deegaanka Ceeldhuun-Adeegow oo qiyaastii 42km waqooyi galbeed ka xigta magaalada Baydhabo sida...

Dowlada federaalka oo ka hadashey dagaalada ka socda gobolka bari

Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu bogaadiyay hawlgalo muddooyinkii dambe ciidamada Daraawiishta maamulka Puntland ka wadeen dhulka buuraleyda ah ee...

Somaliya iyo Itoobiya oo xal ka gaarey qunsuliyadaha ka furan Garoowe iyo Hargeysa

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in xal rasmi ah laga gaaray arrimihii ka taagnaa qunsuliyadaha Itoobiya ee ku yaalla Garowe iyo Hargeysa oo ay dowladda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img