Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Midowga Afrika ugu qaabilsan Soomaaliya Danjire Mahamat Saleh Annadif ayaa soo dhaweeyay tilaabada Dowladda Federaalka soomaaliya ay u qaaday...
Afhayeenka jaaliyadda gobolka Shabeelada hoose ee Waqooyiga Yurub mudane Cumar Cali Axmed ayaa waxa uu ku eedeeyay in dagaalka ka socda gobolka Shabeelada hoose...