WARARKA

Dhegeyso: Faysal Cali waraabe oo Madaxweynaha Ku Dhaliiley Dagaalka ka Socda Gobolka Shabelaha Hoose

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe oo la hadlayay warbaahinta ayaa si kooban uga hadlay dagaallada ka socda gobolka Shabeellada Hoose,...

Daawo..Beesha Biyomaal oo iclaamiyay dagaalkii Habargidir looga ciribtiri lahaa gobolka Shabeelaha hoose

              Kulan balaaran oo ay maanta Muqdisho ku yeesheen qaybaha kala gedisan ee wax garadka beelaha Direed ayaa waxaa lagu Iclaamiyay dagaal aan loo kala...

Daawo: Odayaasha Dhaqanka Somaliland oo ka Hadley Xasuuqa ka Socda Gobolka Shabelaha Hoose

Odayaasha Dhaqanka ee somalilad ayaa maanta si kulul uga hadlay xasuuqa aan gabadhada laheyn ee ka socda Gobolka Shabeelaha Hoose. Odayaasha ayaa ugu baaqay Madaxweynaha...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Dulmiga Ka Socda Shabeelaha Hoose

Farshaxanka weyn ee Amiin Camir ayaa waxaa uu ka sameeyey sawir cajaaib ah dulmiga la isku baheystey ee ka socda gobolka shabeelaha hoose, Dulmigaas...

Madaxa Golaha Imanada Dalka Kenya Sheekh Maxamed Idiris oo Maanta lagu diley Mombasa

Madaxii golaha imaamyada dalka Kenya Sh. Maxamed Idiris ayaa lagu dilay goob lagu magacaabo Likoni oo ka tirsan Mombasa, iyadoo ruuxa falkan fuliyay uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img