Waxaa beryahan maagada marka ee gobolka shabeelaha hoose ka socdey dagaalo ay isku hayaa dadka deegaanka iyo kooxo kasoo kicitamey gobolda dhexe ee dalka...
Dowlada ayaa wafdi wasiiro ah u dirtay marka si dadkii dhulkooda xooga loogu qabsaday ay ayagoo dulaysan lala heshiisiyo mooryaanta soo duulay. waa yaabka...
Duni aqara zamaan bal nala daawada Imanka beesha habar gidir oo u dhaaranaya xildhibanada kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose ee ka hadlaya xasuuqa ka...