WARARKA

Dhegeyso: Aragtida Dadweynaha Koonfur Gaslbeed Ey Ka Qabaan Hishiiskii Qoor Qabadka Ahaa Ee Ka dhacay Magalada Muqdisho

Waxaan halkan idinku soo gudbineynaa aragtida ey dadweynaha koonfur galbeed ey ka qabaa hishiiska qoor qabadka ahaa ee lagu soo maleegey magalada muqdisho.   aragtida dadweynaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeyb Galey Xaflada 26 Juun

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegatay maalintii ay xurroobeen...

Alshabab oo Maanta Weerar Ku Qaadey Saldhiga Boliiska Ee Degmada Buula BUrde

Warar eynu ka helney degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu saakay ka dhacay agagaarka saldhiga booliiska degmada, kadib markii...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Marka oo Runta u Sheegey Kooxaha Gobolka Duulanka ku eh

Gudoomiyaha degmada marka Maxamed Cismaan Yariisow ayaa sheegey in uu ku sugan yahay gudaha degmada marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose isla markana uu...

Daawo Sawirada:- Banaaxbax Looga Soo Horjeedo Hishiiskii Ka Dhacay Magalada Muqdisho Oo Maanta Lagu Qabtey Magalada Baydhabo

Banaanbax aad u weyn oo looga soo horjeedo heshiiskii gacan ku rimiska ahaa ee lagu saxiixay Muqdisho ee xukuumaddu ay sheegtay inay ku heshiisiisay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img