WARARKA

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Sheegey Iney Kenya Ka Caawini Doonaan La Dagaalanka Alshabab

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki- Moon ayaa sheegay in wadamada caalamka ay go’aansadeen inay dowlada Kenya kala shaqeeyaan la dagaalanka weerarada ALshabaab...

Dhegeyso:- Xildhibaan Daahir Amiin oo Afka Furtey Una Sheegey Xukuumada Inuusan Maxamed Afeeey Wadanka Xukumin

Xildhibaan Daahir Amiin oo ka mid ah xildhibanada baarlamanka ayaa maanta si cod uga soo horjeestey waxa ey maleegayaan xukuumada federalka oo uu hor...

Daawo: Abwaan Somaaliyeed oo Ka Mid ah Abwaanada ugu waaweyn Somaliya oo Runta U Sheegey Axmed Diiriye

Abwaan C/qaadir Nuuraani oo ka mid ahaa abwaanadii soomaliyee ayaa waxaa uu aad ula yaabey ninka da,a ah isla markaana sheegaya in uu masuul...

Ramadaan Mubaarak Dhamaan Umada Musliminta Gaar Ahaan Shacabka Somaliyeed Meel Walba oo ey Joogaan

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=VPtEB61SsbE] Hadeynu nahay bahda Daafeet Media dhamaan waxaan Umada Muslimiinta meel kasta oo ey joogaan gaar ahaan shacabnka soomaaliyeed leenahay Ramadaan Mubaarak iyo in...

Waa Maxay Sababta Dadka Koonfur Galbeed Aysan Gobolka Banaadir Waxbo Ugu Laheen Iyo Sababa Beesha Hagab Gidir Ay Shabeelaha Hoose Xoog Ku Qabsatay?

Dadka reer Koonfur Galbeed oo Muqdishu degan oo ugu yaraan tiro ahaan waxaa lagu qiyaasa 35%. Haddana waxaa wax lala yaabo ah, in aysan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img