WARARKA

Dhegayso..Cashar ku saabsan Sideen u qaabilnaa Ciida?

        Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Unknown Album Ku...

Dhegayso..Mas’uuliyiinta maamulka degmada cusub ee Kaxda oo qaab-beeleed u dagaalamay dhexdooda

              Waraka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa waxay ku waramayaan in maanta xabsiga loo taxaabay qaar ka mid ah mas'uuliyiinta heer degmo ee degmada Kaxda...

War Deg-Deg ah…Bisha Shawaal oo ka bilatay wadamo ay kamid tahay Soomaaliya”Ciid Mubaarak”

        War deg deg ah oo hada kuso dhacay ayaa sheegaya in bisha laga arkay magaalo xebeedka Marka ee Gobolka Shabeellaha hoose.Goob jogayaal halkaasi kusugnaa...

Ciidamada Amaanka oo Maanta gacanta Ku Dhigey Hub Fara Badan

Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta gacanta kusoo dhigay hub lagu qarinaye Garaashka Cismaan Caato, kaasi oo ku yaala Xaafada Saybiyaano ee magaalada...

INA LILAH WA INA ILAYHI RAJI’CUUN

Suldaan Warsame Suldaan Caliyow isaga oo ku haldaya Magaca Duubabka somaliyeeed waxaa uu halkan tacsi tiiraanyo ley uga dirayaa Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img