WARARKA

Digreeto Kasoo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha oo Lagu Magacaabey Xeer Ilaaliye Cusub

Digreeto maanta ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah loogu magacaabay in Mudane Axmed Cali Daahir...

Daawo:- Siyaasiyada Muna Cabdi Cusmaan Oo ka Tacsiyeyneysa Dilkii Loo Geystey Marxuumad Saado Cali Warsame

Halkan Hoose Ka daawo.   [youtube https://www.youtube.com/watch?v=elmziZpmadM] Daafeet.Com

GUdoomiyaha Gobolka Banadir Oo Sheegey In Dilka Iyo Amni Xumada Lagula Xisaabtami Karin Mamulkisa

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) ayaa sheegay in dilalka iyo ammaan-darada ka jirta Muqdisho aan lagula xisaabtami karin maamulkiisa,...

Howlgalo Lagu Sugaayo Amaanka Oo xaley Laga Sameeyey Magalada Muqdisho

Ciidamo isugu jiro Booliis iyo nabadsugid ayaa xalay hawlgallo roonda ah Waxay ka sameeyeen qaar ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir. Ujeedkan Howlgaladaan ayaa waxay...

Prof. Jawaari oo Garab maray Jidkii Laga Filaayay.

Bilowgii  bishii July 2013  waxay aheyd xilligii ay  odayaasha dhaqanka  ee Koonfurgalbeed bilaabeen dadaalo lagu  dhisaayo Dowladd Goboleedka Koonfur galbeed ee lixda gobol Bay,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img