WARARKA

Dhegayso..Kismaayo oo lagu wado dhowaan inuu ka furmo Shirweyne Dib u heshiisiin ah

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/Hoose ayaa waxaa lagu wadaa in bisha Sebtembar ee sanadkan uu ka furmo Shirweyne dib-u-heshiisiin oo ay beesha caalamku...

Ciid Wanaagsan Dhamaan Aqristayaasha Daafeet Media

Dhamaan Bahda Daafeet Media waxaa ay halkaan Tahniyad ku aadan ciida ugu dirayaan dhamaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Waxaana u...

Dhegayso…Waxgaradka gobalka Shabeelaha hoose oo dowlada ku eedeeyay inay qayb ka tahay dagaalka ka socda gobalka

Sida uu ku waramayo wariyeheena Muqdisho MK waxaa maanta Ciidamada dowlada oo howlgalo ay Muqdisho ka sameeyeen ku soo qabtay hub uu lahaa hogaamiye...

Dhegayso…Mungaab oo dil ka badbaaday iyo Muqdisho oo noqotay Bahalogaleen

Iyadoo Al-Shabaab ay fashiliyeen qorshihii Nabad ku Afur ayaa hadana Muqdisho waxaa wali ka socda dilal qorsheysan oo loo gaysanayo saraakiil iyo shacab kii...

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

          ---Gudoomiye Mungaab oo isku day Dil ka badbaaday ---Ciidamada dowlada oo howlgalo ay Muqdisho ka sameeyeen ku soo qabtay hub uu lahaa hogaamiye kooxeed hore. ---Qaar...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img