WARARKA

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo soo Dhaweeyey Hub ka Dhigista ka Socota Magalada Muqdisho

Guddoomiyaha Gobalka banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xusen Muungaab oo maanta dalka dib ugu soo noqday, ayaa soo dhaweeyay howlgalada ciidamada Dowladda...

Fiirso Sawirkaan:- Qof Walba Qof Ayuu Riixayaa Talow Shariif Sakiina Yuu Riixayaa?

Sawir gacmeed aad fiican oo uu soo saarey Amiin Camir ayaa waxaa ka muuqda 4 ruux oo siyaasiyiin somaliya ah oo qaarkoodna la jiidayo...

INALILAAHI WA INAA ILEYHI RAJACUN

Xabiibo Maxamed Idiris, Muslumey Xaaji C/ Salan, Raxma Cadow Adan, Adan Madker waxaa ey halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan caruurtiisa iyo eheladii...

Madaxa Hogaanka Socdaalka oo Xukuumada Ka Codsadey In La Hakiyo Diyaaradaha Ka Imana Wadamada Cudurka Ebola Gaarey

C/laahi Gaafoow Maxamuud madaxa hogaanka socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta Shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay inay jirto cabsi badan...

Nabadoon Xaad oo Sheegey In Hub Ka Dhigista Xiligan La Sameynayo Ey Tahay Mid Qaldan

Nabaddoon Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay in hub ka dhigista ay ka horreyso dib u heshiisiin iyo dadku ay is-aaminaan, isagoo tallaabada ay dowladdu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img