WARARKA

Daawo:- Ururka Xawaaladaha Canada oo xaley shir jaraa’id ku qabtey magalada Toronto

Ururka xawaaladaha Canada ayaa habeenkii xaley waxaa ay shir jara'iid ku qabteen mid ka mid ah hoolalka shirarka lagu qabto ee ku yaala magalada...

Dhegayso..Aniga in la ixiro kacabsan maayi laakiin Anigu hada maxirni

Iyadoo Wararka ay warbaahintu helayso sheegayaan in la qabtay misna la xiray Cabdulaahi Sheekh Xasan oo ka mid ah Qabqablayaasha Muqdisho ayaa waxaa uu...

Daawo…AMISOM oo soo bandhigtay Maleeshiyaad ay qabatay iyo Hogaamiye kooxeedyo Xabsiga la dhigay

Taliska Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxaa goordhaweyd oo maanta ah kusoo bandhigeen Xaruntooda Xalane Hub iyo 18 Maleeshiyo beeleed ka amar qaadanayay...

Qabqablayaal hubka laga dhigay,Idaacado laxiray iyo Nabad-diid Xaad oo calaacalay

Waxaa saaka abaarihii Afarta subaxnimo xiliga bariga Afrika weerar qorshaysan ay ciidamada Nabadsugida iyo kuwa Amisom ku ekaysiiyeen hogaamiye kooxeedyada kala ah Axmed Daaci,Cumar...

Daawo:- Mao Faarax oo Ku Guuleytey Orodka 10.000

Halkan hoose ka daawo Mao Faarah oo ku guuleystey orodka 10.000 ee ee dowladaha yurub. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=K_GIukFd3aI] Daafeet.Com

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img