WARARKA

Dhegeyso:- Wasiirka Arimaha Gudaha Xukuumada Federalka oo Sheegey In Wadooyinka u Xiran Alshabab Ay Xoog Ku Furi Doonan

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/laahi Goodax Barre ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Xoog ku furayaan...

Howlgalo Lagu Sugaayo Amaanka Oo Laga Qabtey Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta howlgal ay ka sameeyeen Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, waxa ay kusoo qab-qabteen ku dhawaad 40-ruux. Howlgalkaan oo ahaa...

Reysulwasaraha oo sheegey in Hub ka Dhigista Loo Baahaanaa In Mar Hore La Sameeyo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed oo ka hadlayey arimaha hub ka dhigista ayaa wuxuu sheegay in weerarkii lagu qaaday Xarunta Baarlamanka dalka...

Maamulka Masaajidka Shariif Gacameey oo Ugu Baqey Umada Somaliyeed Iney ka Qeyb qaataan Dayactirka Masaajidka

Waxaa nala soo xiriirey maamulka masaajidka Shariif Gacameey oo ku yaala magalada beydhabo ayagoo inoo sheegey in masaajidka uu u baahan yahay dayactir mudo...

Daawo Sawirada:- Shirkii Koonfur Galbeed ee Yurub oo Jawi Wanaagsan Ku Dhamaadey

Shalay oo taariikhda ahayd 16 August 2014 waxaa lagu qabtay magaallada Falköping ee dalka Sweden, shirk ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img