WARARKA

Dhegayso warbixin ku saansan Shirar is diidan oo lagu kala abaabulayo Garbahaarey iyo Kismaayo

Kaddib markii ay maalmihii lasoo dhaafay wufuud meelo kala duwan ka kala yimid ay kusoo qul-qulayeen xarunta gobolka Gedo ee Garbahaarey, ayaa waxaa hadda...

Dhegayso..Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay degmada BuuloXaawo ee gobolka Gedo.

Qarax khasaaro geestay ayaa wuxuu ka dhacay degmada BuuloXaawo ee gobalka Gedo. Halkan ka dhegayso Axmed Cumar Saalixi Ku dhegayso Moobilkaaga

Dhegayso..Labo Qof oo Oon iyo Macluul ugu geeriyoodey Tuulada Dhaso ee degmada Ceelwaaq

Iyadoo ay ka sii dareyso xaaladaha abaareed iyo mida biyo la,aaneed ee ka taagan deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Gedo ayaa saacadahii ugu...

Dhegayso..Warbixin ku saabsan waxa hortaagan inuu furmo shirka Garbahaareey

Magaalada Garbahaaray waxaa lagu balansanyahay shir ay yeelanayaan beesha Sade kaas oo aanan wali furmin waxaana magaaladaasi wali tagaya masuuliyiin badan. Hadaba ujeedada shirkaan iyo...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

          Wadajirradio waxaad si toos ah uga dhegaysan kartaa 712 432 5765 ---Madaxweyne Xasan Shiikh oo Muqdisho dib ugu soo laabtay ---Shirka Baydhabo oo Dowlada ka codsaday...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img