Iyadoon mugdi lagelin Karin waxqabadka Muxsiniinta qurbojoogta ah kuna bahoowey Naadiga NBB si ay samafalka iyo wanaaga Agoonta baydhabo Aragti mideysan oo ay ku...
Wararka ka imaanaya Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab Fagaare ku yaala Baraawe ay ku Toogteen Afar Ruux oo Rag...
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa saaka u dhaqaaqay Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha...
Inkastoo magaalada Baydhabo uu wali ka socdo shirka lagu sheegay maamul u samaynta gobalada G/K/Galbeed ayaa hadana waxaa jira diidmo badan oo ka imaanaysa...