WARARKA

Wasiirkii hore ee maaliyada oo sheegey in gurigiisa ay la wareegen ciidamo ka tirsan dowlada iyo kuwa maamulkakoonfur galbeedd

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti ayaa sheegay in waaberigii hore ee saakay ay weerar kusoo qaadeen Gurigiisa oo kuyaalla Magaalada...

Golaha amaanka oo mudo kordhin u sameeyey ciidamada atmis

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay go’aankii ay horey u gaareen Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika, kaasi...

Xiisad ka taagan magalada baydhaba

Xiisad aad u weyn ayaa beryahan waxaa ay ka taagan tahay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay taasoo u dhexeysa ciidamada maamulka Koonfur Galbeed...

Nin la shaqeyn jirey gudoomiyihii hore ee baarlamaanka oo isku dhiibey alshabab

Darawalka guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaamn ayaa la xaqiijiyay inuu u goostay Al-Shabaab oo sii deysay cod laga duubay...

Qaar kamid ah dhalinyaradii tababarka ugu maqnaa dalka eritrea oo maanta la keeney magalada muqdisho

Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad siday Cutubyadii ugu horeeyey oo kamid ah ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img