Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u canbaareeyey weerarka argagaxiso ee lagu bartilmaameedsaday dad rayid ahaa oo...
Barakac weyn ayaa beryahan waxaa uu ka bilowdey degmooyinka Baraawe iyo Qoryooley ee gobolka shabeelaha hoose barakacan ay dadkaas oo intooda badan soo gaarey...