WARARKA

Daawo:Siyaasi Xasan Xayle oo Sheegey In Dowlada Federaka Ay Tahay Mid Ay KU shaqeystaan Shisheeyaha

Telefishinka Al-jaziira ee Afka ka carabiga ku hadla ayaa qabtay Barnaamij gaar ah oo uu diiradda ku saarayo xaaladda Siyaasadeed iyo midda amni ee...

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Xukumo Dala DUwan Ku Ridey &da Ruux

Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukunno ku riday askar lagu soo eedeeyay in ay jidgooyooyin dhigteen iyo gacan ku dhiigle horay...

Alshabab oo Sheegatey Qarixii Jimchii Dhaweyd Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Al-shabaab ayaa shaaciysay in ay mas’uul ka ahayd laba weerar oo ismiidaamin ah oo Jimcihii ka hor ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo ee gobolka...

Reysulwasaaraha oo Aqbaley Go.aankii Ay Gaareen Xubnaha Baarlamaanka

Ra'iisul wasaaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed ayaa aqbalay go'aankii baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay maanta kalsoonida ugala laabteen xukuumadda uu hoggaaminayo. "RW C/weli Sheekh wuxuu aqbalay...

Xildhibanada Barlamaanka oo Maanta Kalsoonida Kala Laabtey Reysulwasaaraha

Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa maanta oo Sabti ah kalsoonida kala laabtay ra’iisul wasaaraha Somalia, C/weli Sheekh Axmed iyo xukuumaddiisa, kaddib markii cod kalsoonida loo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img