WARARKA

Daawo: Sawirka Maanta ee uu Amiin Ku Cibiraayo Loolanka Reysulwasaraha Cusub

Amiir camir ayaa sawirkan waxaa uu kaga turjumayaa loolanla siyaasadseed iyo ninka noqon doono reysulwasaraha cusub ee uu dooran doono madaxweynaha dowlada federalka. Daafeet.Com

Dhegayso..Wararka Wadajirradio Atlanta

--Madaxweynaha KoonfurGalbeed oo ka tacasiyadeeyay falkii lagu gumaaday reer Baydhaba. ---Nicholas Key oo dalkbay in sharciga la hor keeno kuwii fuliyay falkii lagu weeraray Baydhaba --Gudoomiyaha...

Dhegayso..Yaa bedeli doona Ra’isulwasaare Cabdiweli?

Kadib kolkii xafiiska laga tuuray Ra'isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh ayaa waxaa soo ifbaxaya in Xafiiskiisa loosoo wado Shaqsi kasoo jeeda. Halkan ka dhegayso Unknown...

Dhegayso..Qoysaskii ku barakacay Daadadkii Baardheere oo Bilaabay inay Guryahooda dib ugu laabtaan

Boqolaal Qoys oo ka mid ah Qoysaskii faraha badnaa ee dhowaan ku barakacay Roobab xoogan  oo daadad watey oo ka da,ay Qaar ka mid...

Dhegayso..Cudurka Oofwareenka oo ka dilaacay Buurdhuubo

Iyadoo mudo ka badan ilaa 8 bilood uu xiran yahay Isbitaalkii degmada Buurdhuubo oo adeegyo caafimaad ay ka heli jireen dadka ku dhaqan dsegmadaasi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img