WARARKA

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Gobolka Baay Oo Faahfaahin Ka Bixinaya Qarixi Maanta Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Inta la og yahay ilaa iyo hada qarixii maanta ka dhacay magalada baydhaba waxaa ku geeryoodey 11 Ruux waxaana ku dhaawacmey sida uu xaqiijiyey...

Amiin Camir oo Soo Bandhigey Sawir Aan Caadi Aheyn

Talow sawirkana muxuu ka turjumayaa aqristayaasha ayaan u daayey iney ka faaloodaan Daafeet.com    

War Deg Deg Ah Qarax oo Ay dad Badani Ku Dhinteen Oo Goor Dhaweyd Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Warar kol dhaweyd aanka helney magaalada baydhabo ayaa sheegaya in in qaraxyo xoogan oo ismiidaamin ah ay ka dhaceen Magaalada Baydhaba ee Caasimada Koonfur...

Tacsi:-Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Bahda Daafeet Media oo Tacsi u Direysa Suldaan Isaaq Maadow

Bahda daafeet media ayaa waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan Suldaan Beesha shanta caleemood suldaan Isaaq Maadow oo maanta wiilkiisa uu ku...

Xildibaan Mustaf Mayoow oo Maanta ka Badbaadey Isku Dey Dil

Koox hubeysan oo Gaari watay ayaa Degmada Xamarweyne gaar ahaan agagaarka Via Roma ku dilay Xildhibaan hore uga tirsanaan Baarlamaanka oo lagu magacaabi jiray...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img