WARARKA

Baarlamaanka oo Maanta Cod Aqlabiyad ah Ku Ansixiyey Reysulwasaraha Cusub

Kulankii Baarlamanka ee maanta lagu anxisixinayey reysulwasaaraha cusub ayaa waxaa soo xaadirey 224 xildhibaan waxaana shir gudoominayey  gudoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Mudane Max’ed Sheekh Cismaan...

Dhegeyso:- Malaaqyada Koonfur Galbeed Oo Kasoo Horjeestey Madaxweyne Xasan Sheekh

Kulan ay shaley yeesheen Odey dhaqameedyada koonfur galbeed ayaa waxaa ay si buuxda uga soo horjeesteen xilkii cusbaa ee uu madaxweynaha u magacaabey hogaamiyaha...

Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka Hadley Dagaanka ka Socda Degmada Marka

Gudoomiyaha gobolka Cabdulkhadir Siidi oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegey in Beesha Biyamaal iyo Beesha Habargidir ee ku dagaalamaya agagaarka degmada marka ay yihiin...

Dhegayso..Maxkamada Ciidamada oo u digtay taliyayaasha ciidamadooda Isbaarada dhigta Gobolka Shabeelaha hoose

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa waxay markii ugu horaysay u digtay taliyayaasha ciidamadooda Isbaarada dhigta Gobolka Shabeelaha hoose xili Ciidamada dowlada oo qaab beeleed...

Dhegayso…Roobab Xoogan oo ka da’ay Wadada u dhaxeysa Gobolada Bay iyo Gedo

Roobabkii xooganaa ee daadad watey mudooyinkii ugu dambeeyeyna ka da,ayey wadada dheer ee isku xirta degmooyinka Baydhabo iyo Baardheere oo dhererkeedu uu yahay ilaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img