WARARKA

Dhegayso..Golaha dhaqanka K/Galbeed oo si adag uga hadlay dagaalka ka socda gobolka Shabeelaha hoose

Golaha dhaqanka K/Galbeed ayaa maanta markale si adag uga hadlay dagaalka ka socda gobolka Shabeelaha hoose oo ay wadaan maleeshiyada beesha Hawiye iyagoo la bisan...

Daawo:- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland Ee UCID Ing Farsal Cali Waraabe oo Soo Dhaweeyey Wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa soo dhaweeyay wada hadalada Somaliya iyo Soomaaliland ee Jabuuti shaley ka dhacay, waxa...

Daawo:- Warmurtiyeedkii kasoo Baxay Kulankii Ay Shaley wada Yeesheen Somali Iyo Somaliland

Kulan u dhexeeyey Somaliya iyo Somaliland oo uu dhaxdhexaadinaayey madaxweynaha dalka jabuuti ayaa shaley lagu soo gaba gabeeyey dallka jabuuti, Bal nala daawada warmurtiyeedkii...

Fiirso:- Sawir Yaab Leh uu Amiin Ka Sameeyey Mowqif Xumada Heysato Qaar Ka Mid Ah Shacabka iyo odey Dhaqameedyada Koonfur Galbeed

Amiin camir ayaa sawirkan waxaa uu ku cabirayaa mowqif xumada heysata shacabka iyo horjoogayaasha koonfur galbeed  suaalaha la is weydiise ah goormey Mowqif cad...

Daawo:-Aljazeera oo Wareysatey Dhaqtar Norvegian ah oo Ka Shaqeynayey Gaza Kolkii uu Dagaalka Ka Socdey

Idaacad Aljaziira ayaa waxaa ay wareysi la yeelatey dhaqtar norvegian ah oo ka shaqeynayey Gaza xiligii ay ku dagaalamayeen Isra'il iyo Hamas wareysigiina waxaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img