Ra'iisal wasaaraha cusub Ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay ra'iisal wasaarihii hore Ee Soomaaliya C/wali Sheikh Maxamed.
Munaasabada...
Waxaa soo baxaya faah faahin dheeraad ah oo laga helayo weerarkii qorsheysnaa ee duhurnimadii maanta lagu galay Xarunta Ciidamada Amisom ay ku leeyihiin Xaruntii...
Maleeshiyo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa weeraray saldhigga ugu weyn ee Howlgalka ciidanka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ee Xalane ee ku...
Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir hadana ah gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Bulshada Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo la hadley warbaahinta isagoo ku Sugan Magaalada...